Aayaha.com
RAGGA LOO TIRIYO BURBURKA QARANIMADA SOOMAALIYA
Waxaan ka soo qadanay Maqaalkaan www.aayaha.com
Cabdullaahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha Kooxda Mbagathi
1.C/lahi Yusuf
Cali Maxamed Geeddi, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kooxda Mbagathi
2.Cali M. Gedi
Maxamed Qanyare Afrax, hoggaamiye kooxeedka xaafadda Dayniile ahna aas aasihii Isbaheysigii Sheydaanka
3.M. Qanyare
Cabdirasaaq Isaaq Biixi, hoggaamiye kooxeed gobolka Gedo
10. Biixi
Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmadheere) wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Kooxda Mbagathi, wuxuu haatan dagaallo ka abaabulayaa degmada Cadaado
11.G/dheere
Cali Mahdi Maxamed, hoggaamiye kooxeedkii 2aad ee ay Soomaaliya yeelato, wuxuu xasuuqay tobanaan kun oo u dhashay Muqdisho
12. C. Mahdi
Shariif Xassan Sheekh Aadan, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kooxda Mbagathi. Ninka Itoobiya u saxiixay in ay soo gasho Soomaaliya isagoo adeegsanaya magaca guddoomiyaha baarlamaanka
19.Sh. Xasan
Mowliid Macaani Maxamuud, hoggaamiye kooxeed kamid ah kuwa 16 sano qaska ka waday Muqdisho, gacan yare u ahaan jiray Cusmaan Caato iyo Qanyare
20.M. Macani
Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, shakhsi ku caan baxay isir naceyb iyo iska horkeenka bulshada Soomaaliyeed ee walaalaha ah
21. Waraabe
Bashiir Raage Shiiraar, hoggaamiye kooxeedka waqooyiga Muqdisho, xubin ka tirsanaa Isbaheysigii Sheydaanka
28.B. Raage
Xassan Daahir Maxamuud (Afqurac) madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland. Shakhsi door ka qaatay colaadda ka aloosan gobolka Sool.
29. Afqurac
Maxamed Axmed Nuur (Tarzan) xoghayaha qorsheynta ee Isbaheysiga Asmara. Shakhsi ku howlan burburinta dadaalada dalka lagu xoreynayo, isla markaana u ololeeya naceyb iyo iska hor imaad dhex mara beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah.
30. Tarzan
Axmed Cumar Jees, hoggaamiye kooxeedkii hore ee gobolka Jubadda Hoose
37. Jees
Axmed Yuusuf Yaasiin, madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland. Shakhsi mas'uul ka ah colaadda ka aloosan gobolka Sool.
38. A.Y.Yasin
Yuusuf Cumar Azhari, la taliyaha Cabdullaahi Yuusuf. Shakhsi ku caan baxay isir naceyb iyo iska horkeenka beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah.
39. Azhari
Maxamuud Sayid Aadan, hoggaamiye kooxeedka gobolka Gedo. Shakhsiyaadkii ugu horeeyay ee sanadkii 1996 Itoobiya ku casuumay in ay boqolaal shacab ah ku xasuuqdo gobolka Gedo.
46. Sayid
Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) hoggaamiye kooxeedka gobolka Hiiraaan.
47.Dabageed
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) hoggaamiye kooxeedka gobolka Baay, haatanna Itoobiyaanka wakiil uga ah baarlamaanka Mbagathi
48. Madoobe
Shariif Shiikh Axmed
4. Shariif sh. Axmed
Cusmaan Xassan Cali (Caato) hoggaamiye kooxeedka koofurta Muqdisho
4.C. Caato
Cadde Muuse Xirsi, hoggaamiye kooxeed horay ula dagaalamay Cabdullaahi Yuusuf, haatanna ah madaxweynaha maamul goboleedka Puntland
5.Cadde Muse
Maxamed Cumar Xabeeb (Dheere) hoggaamiye kooxeedkii hore ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ahaan jiray guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho ee Kooxda Mbagathi
6. M. Dheere
Muuse Suudi Yalaxow, hoggaamiye kooxeedka Waqooyiga Muqdisho, xubin kamid ah Isbaheysigii Sheydaanka
7. M. Suudi
Barre Aadan Shire (Hiiraale) hoggaamiye kooxeedkii Kismaayo, "Yuhuud ayaan u yeeranayaa" ayuu mar ku hadaaqay
8. B. Hiiraale
Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid) gacan yarihii Cusmaan Caato, haatan taliyaha ciidanka booliska ee Kooxda Mbagathi
9.C.Qeybdiid
Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde), hoggaamiye kooxeedka gobolka Shabeelaha Dhexe, shakhsi xadgudubyo xuquuqda aadanaha ka geystay degaanada Shabeelooyinka
13.Indhacade
Xuseen Maxamed Faarax (Caydiid), wuxuu hoggaamiye kooxeednimada ka dhaxlay aabihii Jeneraal Caydiid, Zenawi iyo C/laahi Yuusuf ayaa adeerro u ah
14.X. Caydiid
Daahir Rayaale Kaahin, madaxweynaha maamulka Somaliland, shakhsi dagaallo dad badan ku dhinteen ka aloosay gobolka Sool
15. Rayaale
Xassan Abshir Faarax, wasiir hore ee Kooxda Mbagathi. Shakhsi door weyn ka ciyaaray qabsashada Itoobiya ee dalka Soomaaliya
16. X. Abshir
Hoggaamiye kooxeedkii hore ee Jubbada Hoose, jaajuus daacad u ah Itoobiya
17. Moorgan
Salaad Cali Jeelle, wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga kooxda Mbagathi, waa shakhsi aan waxna qorin waxna aqrin
18. Jeelle
Maxamed Warsame Darwiish, taliyaha nabad sugidda ee Kooxda Mbagathi, wuxuu dilay bokumanaan qof, wuxuu Itoobiya u dhoofiyay kumanaan kale, dagaal ooge caruurtiisa ku nool yihiin canshuurta shacabka Ingiriiska, iyagoo deggen magaalada Leicester, isaguna uu haysto dhalashada dalka Britain
22. Darwiish
cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) afhayeenkii hore ee Kooxda Mbagathi. Markii xilka laga qaaday wuxuu soo galay oo iska dhiibay dalka sweden
23. Diinaari
Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) wasiirkii hore ee arrimaha dibadda. Shakhsi qeyb weyn ka qaatay soo gelitaankii Itoobiya ee Soomaaliya
24. Buubaa
Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) wasiirka maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland. Shakhsi door weyn ka qaatay gummaadkii ciidamada Itoobiya ka geysteen gobolka Mudug dhamaadkii bishii December ee sanadkii 2006.
25. Gaagaab
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Qamriile) wasiir dibadeedkii hore ee Kooxda Mbagathi. Shakhsi u ololeeyay qabsashada Itoobiya ee Soomaaliya.
26.C.Sheekh
Xassan Maxamed Nuur (Shaati Guduud) hoggaamiye kooxeedka gobolka Baay, wasiir hore ee Kooxda Mbagathi
27.Sh/Gudud
Yuusuf Mire Seeraar, hoggaamiye kooxeedkii hore ee Kismaayo.
31. Seeraar
Maxamed Ibraahim xaabsade, hoggaamiye kooxeedka magaalada Baydhabo
32. Xaabsade
Cabdikariim Xuseen Faarax (Laqanyo) safiirkii hore ee Kooxda Mbagathi uga wakiilka ahaa African Union. Basaas u shaqeeya Itoobiyaanka.
33. Laqanyo
Cabdirashiid Shire Ilqeyte, ganacsade, dagaal ooge, xubin ka tirsan Isbaheysigii Sheydaanka.
34. Ilqeyte
Cabdi Nuurre Siyaad (Waal) gacan yarihii Maxamed Qanyare, xubin Isbaheysigii Sheydaanka. Shakhsi Muqdisho ku qaarijiyay boqolaal qof oo isugu jira culumo, aqoonyahanno iyo ganacsato.
35.Cabdiwaal
Cabdirasaaq Maxamuud Yuusuf (Afguduud) Taliyaha maleeshiyooyinka ashahaado la dirirka. Shakhsi ku caan baxay la dagaalanka diinta Islaamka.
36.Afguduud
Cusmaan Cilmi Boqore, guddoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Mbagathi. Shakhsi u ololeeyay qabsashada Itoobiya ee Soomaaliya.
40. Boqore
Xuseen Cali Ducaale (Cawil) Wasiirka Maaliyadda ee Maamulka Somaliland. Shakhsi door ka cayaaray colaadda ka aloosan gobolka Sool iyo guud ahaan dhibaatooyinkii ay soo mareen reer Waqooyi Galbeed.
41. Cawil
Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) hoggaamiye kooxeedkii degmada Wadajir ee Muqdisho. Xubin ka tirsanaa Isbaheysigii Sheydaanka.
42. Finish
Maxamuud Maxamed Culusow, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka aloosan magaalada Muqdisho.
43. Culusow
Cabdinuur Axmed Darmaan, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka socota magaalada Muqdisho.
44. Darmaan
Cabdullaahi Gaafow Maxamuud, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka aloosan magaalada Muqdisho.
45. Gaafow
Axmed Cabdi Xaabsade, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland. Shakhsigii abaabulay kana qeyb qaatay dagaaladii ka dhacay gobolka Sool. Dagaal ooge haatan u heelan daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed.
49. Xaabsade
Cabdulqaadir Cabdi Xassan (Beebe) gacan yarihii Bashiir Raage, xubin Isbaheysigii Sheydaanka.
50. Beebe
Bootaan Ciise Caalim, hoggaamiye kooxeed aan awood badan laheyn. Xubin ka tirsan Isbaheysigii Sheydaanka.
51. Bootaan
Maxamed Cumar Dalxa, guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Mbagathi. Shakhsi door weyn ka qaatay qabsashada Itoobiya ee dalka Soomaaliya maadaama uu madax ka yahay baarlamaanka kooxda Mbagathi.
52. Dalxa
Cumar Xaaji Massalle, shakhsigii ugu horeeyay ee Itoobiya ugu yeera in ay soo gasho gudaha Soomaaliya. Waa gacan ku dhiigle ka mas'uul ah dhimashada kumanaan qof oo Soomaali ah dagaaladii Itoobiyaanka iyo xaq u dirirka sanadihii sagaashamaadkii ku dhex maray gobolka Gedo. Cumar Xaaji wuxuu qaxooti ku yahay magaalada Leicester ee dalka Britain.
53. Masalle
Xiif Cali Taar. Taliyaha maliishiyada ashahaado la dirirka Puntland. Shakhsi ku caan baxay Islaam naceyb
54. X. C. Taar
DHIBAATO
MAGACA DAGAAL-OOGAHA
XILKA UU SHEEGTO
DHIBAATO


 
1. Cabdullaahi Yuusuf Axmed
2. Cali Maxamed Geeddi
3. Maxamed Qanyare Afrax
4. Cusmaan Xassan Cali (Caato)
5. Cadde Muuse Xirsi
6. Maxamed Cumar Xabeeb (Dheere)
7. Muuse Suudi Yalaxow
8. Barre Aadan Shire (Hiiraale)
9. Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid)
10.Cabdirasaaq Isaaq Biixi
11.Max'ed Max'uud Guuleed (Gacmadheere)
12.Cali Mahdi Maxamed
13.Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde)
14.Xuseen Maxamed Faarax (Caydiid)
15.Daahir Rayaale Kaahin
16.Xassan Abshir Faarax
17.Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan)
18.Salaad Cali Jeelle
19.Shariif Xassan Sheekh Aadan
20.Mowliid Macaani Maxamuud
21.Faysal Cali Waraabe
22.Maxamed Warsame Darwiish
23.Cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari)
24.Ismaaciil Max'uud Hurre (Buubaa)
25.Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)
26.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
27.Xasan Max'ed Nuur (Shaatiguduud)
28.Bashiir Raage Shiiraar
29.Xassan Daahir Maxamuud (Afqurac)
30.Maxamed Axmed Nuur (Tarzan)
31.Yuusuf Mire Seeraar
32.Maxamed Ibraahim Xaabsade
33.Cabdikariin Xuseen Faarax (Laqanyo)
34.Cabdirashiid Shire Ilqeyte
35.Cabdi Nuurre Siyaad (Waal)
36.Cabdirasaaq Max'ud Yuusuf (Afguduud)
37.Axmed Cumar Jees
38.Axmed Yuusuf Yaasiin
39.Yuusuf Cumar Azhari
40.Cismaan Cilmi Boqore
41.Xuseen Cali Ducaale (Cawil)
42.Cumar Maxamuud Maxamed (Finish
43.Maxamuud Maxamed Culusow
44.Cabdinuur Axmed Darmaan
45.Cabdullaahi Gaafow Maxamuud
46.Maxamuud Sayid Aadan
47.Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed)
48.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
49.Axmed Cabdi Xaabsade
50.Cabdulqaadir Cabdi Xassan (Beebe)
51.Bootaan Ciise Caalin (Xaaraan-ku-naax)
52.Maxamed Cumar Dalxa
53.Cumar Xaaji Massalle
54.Xiif Cali Taar
55.Cabdirashiid Aadan Seed (Qoor)
1.Madaxweynaha Kooxda Mbagathi
2.Ra'iisul Wasaarihii hore ee Mbagathi
3.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
4.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
5.Madaxweynaha Maamulka Puntland
6.G/miyaha Banaadir ee Kooxda Mbagathi
7.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
8.Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
9.Taliyaha booliska ee Kooxda Mbagathi
10.Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
11.Wasiir hore kooxda Mbagathi
12.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
13.Hoggaamiye Kooxeed (Sh/ Hoose)
14.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
15.Madaxweynaha Maamulka Somaliland
16.Wasiir hore ee kooxda Mbagathi
17.Hoggaamiye Kooxeed (J/ Hoose)
18.Wasiir xigeen hore kooxda Mbagathi
19.G/miye hore baarlamaanka Mbagathi
20.Wasiir hore ee kooxda Mbagathi
21.Guddoomiyaha xisbiga UCID - S/land
22.Basaaska kooxda Mbagathi
23.Afhayeen hore ee kooxda Mbagathi
24.Wasiir hore ee kooxda Mbagathi
25.Wasiirka Maaliyadda ee Puntland
26.Wasiir hore ee kooxda Mbagathi
27.Hoggaamiye kooxeed (Baydhabo)
28.Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
29.Madaxweyne xigeenka Puntland
30.Xoghayaha Isbaheysiga Asmara
31.Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
32.Hoggaamiye Kooxeed (Baydhabo)
33.Safiirkii hore  ee kooxda Mbagathi
34.Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
35.Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
36.Taliye Maleeshiyo kooxda Mbagathi
37.Hoggaamiye kooxeed (J/ Hoose)
38.Madaxweyne xigeen Somaliland
39.Gacan yaraha C/laahi Yuusuf Axmed
40.G/xigeen baarlamaanka Mbagathi
41.Wasiir maamulka Somaliland
42.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
43.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
44.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
45.Mas'uul ka tirsan kooxda Mbagathi
46.Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
47.Hoggaamiye Kooxeed (Hiiraan)
48.Guddoomiye baarlamaanka Mbagathi
49.Hoggaamiye Kooxeed (Laascaanood)
50.Hoggaamiye Kooxeed Muqdisho)
51.Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
52.G/xigeen baarlamaanka Mbagathi
53.Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
54.Taliyaha kooxda ashahaado la dirirka
55. Gacan yare C/laahi Yuusuf Axmed
56. Shariif shiikh Axmed Madaxwayne




 
  Contact: qardhaawi@qardhaawi.com
© waxaanu ka soo qaadanay aayaha.com oo ku waqti badan ku bixiyey