|
Xaalaasha iyo xaaraanta
Waxaa jira xaqiiqo cuntooyinka waxyaabaha laga sameeyo ama lagu daro oo ay tahay in qof kasta oo Muslim ah ogaado.
Sida la ogsoon yahay cuntooyinka lasoo diyaariyey, sida kuwa qasacadaha kujira iyo kuwo barafka lagu fariisiyey waxaa kujira waxyaabo lagu daray, waxyaabahaas qaybtood waxay noqon karaan kiimiko iwm, waxaana laga soo diyaariyaa dhir ama xayawaan. Hadaba waxaa qof kasta oo Muslim ah la gudboon in uu raadiyo ama ogaado nooca xayawaanka ah ee laga soo diyaariyey waxyaabahaas cuntada lagu daro. Haddii meesha ay ka imanayaan ay tahay khaansiir (ama doofaar), markaas xaqiiqadii cuntadaasi waa xaaraam, taas oo aan ku banaanayn in la cuno. Shareecada islaamku waxay ka xaaraam tinimaysay in aysan Muslimku cunin cuntada lagu daray Khaansiirka ama wixii khaansiirka kasoo baxay.
Waxyaabaha soo socda oo kamida kuwo lagu daro cuntada waxaa aad u siticmaala shirkadaha sameeya cuntada. Qaar ka mid ah waxyaabahaas cuntada laga sameeyo ama lagu daro waa xalaal, qaarna waa mash-buuh ama shaki ayaa kujira, qaarna waa xaaraam. Fadlan la soco liiskaasi waa qayb kamida waxyaabaha cuntooyinka laga sameeyo, ee ma ahan mid dhammaan soo koobaya cuntada.
Waxaan isku daynay, inta bini-aadamku awoodo, in ay sax yihiin akhbaarta aan halkan kusoo tebineyno, isla mar ahaantaana ay yihiin kuwo Islaamka waafaqsan, laakiin haddii aad ka heshid wax taas ka duwan fadlan nala soo socodsii.
Waxyaabaha cuntada lagu daro ee hoos ku qoran waxaan kusoo gudbineynaa luqada Ingiriiska, maadaama ay tahay luqad inta badan ku qoran waxyaabaha cuntada lagu daro ama laga sameeyo [Ingredients]. Sidaas darteed waxaa kuu fududaan doonta in aad qoraalkan barbar dhigtid waxyaabaha ay cuntada ka samaysan tahay si aad u ogaatid waxa xalaasha ah iyo waxa xaaraamta ah.
Acetic
Acid Adipic Acid Agar Amylase Amylose Antioxidantants (BHA & BHT) Arachidonic Acids (Fish) Ascorbic Acid (Vit. C) Avidin Baking Powder Baking Soda Benzoate (Benzoic Acid) Bran Butyric Acid Calciferol (Vit. D3) Calcium Acid Phosphate Carbohydrates (Natural) Carotene Carotenoid Carrageenin Casein Cellulose Chocolate Liquor Cholecalciferol Choline Citric Acid Cocoa Butter Corn Syrup Solids Cream of tartar Cultures (Microbes) Cystein Dextrose Disaccherids Ergosterol Farina Fiber Ficin Firming Agents Fructose Galactose Gallic Acid Gliadin (Gluten) |
Glucose Gums Hemicellulose Hydrogenated Oils Inulin Iodine Lactic Acid Lactose Lysin Malic Acid Malt Maltose Mannitol Mannosan Methionine Molases Monosaccherides Oxalic Acid Papain Pectin Phytic Acid Polysacceride Propionic Acid Propyl gallate Roughage Smoke Flavorings Sodium Aluminum Sulphate Sorbic Acid Sorbitol Starch Sucrose Suet Sweeteners (Natural) Tannic Acid Tapioca Tryptophan Vanilla Vanilla Acid Vanillin Vitamin Tablets: (A, D, E, C) Zinc |
Mash-Booh Product | Sources |
Alanine | Animal/Plants |
Bile Salts | Animal |
Biotin | Animal |
Chelate | Animal |
Cholesterol | Animal |
Chymotrypsin | Animal |
Cobalamine | Animal |
Coloring Extract | Health Reasons |
Cures | . |
Cystein | Animal |
Cystine | Animal |
Diglycerides | Animal/Plants |
Disodium Inosinate | Animal |
Disodium Guanilate | Animal |
Diuretic | Health Reasons |
EDTA | Health Reasons |
Enrichement | Animal/Plants (Mainly Plants) |
Fatty Acids | Animal/Plants |
Folic Acid | Animal/Plants |
Gelatin | Animal/Seaweeds |
Glycerides | Animal/Plants |
Glycerol | Animal |
Hismatine | Animal/Plants |
Hormones | Animal |
Inositol | Animal/Plants |
Insulin | Animal |
Keratin | Animal |
Limit Dextrin | Animal |
Lipids | Animal/Plants |
Monoglycerides | Animal/Plants |
Niacin | Animal/Plants |
Nitrate | Health reasons |
Nitrite | Health Reasons |
Oleic Acid | Animal/Plants |
Para Amino Benzoic Acid | Animal/Plants |
Pepsin | Animal |
Phenyl Alanine | Animal/Plants |
Phospholipids | Animal |
Phosphoric Acid | Health Reasons |
Polysaccherides - Amylopectin | Animal |
Polysaccherides - Glycogen | Animal |
Polyunsaturated | Animal/Plants |
Rennet | Animal/Plants |
Rennin | Animal/Plants |
Riboflavin | Animal/Plants (Mainly Plants) |
Shortenings | Animal/Plants |
Sweeteners - Aspartame | Health reasons |
Sweeteners - Cyclamate | Health Reasons |
Sweeteners - Saccharine | Health Reasons |
Tartaric Acid | Alcohol |
Thiamin | Animal/Plants |
Tonic | Alcohol/No-Alcohol |
Trypsin | Animal |
Uric Acid | Animal |
Vinegar | Alcohol/No-Alcohol |
Vitamin: Capsules (A,E,K) | Animal |
Whey | May contain Rennin or Rennet |
Yeast (Brewer's Beer) | Alcohol |
Mono
Sodium Glutamate [MSG] Just become doubtful product |
Read here about MSG |
Haddii cuntada waxyaabaha ku jira ama laga sameeyo uu yahay mash-buuh ama aadan hubin waxa uu ka samaysan yahay, waxaad wici kartaa (ama la xiriiri kartaa) shirkadda cuntadaas samaysay si aad u ogaatid waxa cuntadaas lagu daray. Inta badan magaca iyo cinwaanka shirkadaha iyo meelaha cuntooyinka lagu diyaariyey waxa ay ku dul qoran yihiin qasacadaha ama baakadaha cuntadaasi ku jiraan.
Ogowna Allah hortiis qofkasta wuxuu mas'uul ka yahay ficilkiisa oo uu kujiro waxa uu cunayo.Allah ayaan ka baryeynaa dembidhaaf. Adiguna fadlan Allah nooga bari horumar noloshanada halkan (dunida) iyo Janno aakhir.
Lifaaq: Xusuusnow in waxyaabaha lagu cadaydo iyo waxyaabaha lagu qubeysto ay tahay in laga eego in ay yihiin xalaal iyo xaaraam.